DHAGEYSO:Mid ka mid ah mas’uuliyiinta SUPKEM oo bulshada u diray baaq la xiriira coronavirus

Sheekh Xasan Cabdi oo ka tirsan golaha sare ee muslimiinta dalka ee SUPKEM laantiisa ismaamulka Garissa ayaa dadwaynaha ugu baaqay inay ku dadaalaan sidii looga hortagi lahaa faafitaanka cudurka COVID 19.
Cabdisamad Muxumad Cabdi ayaa warbixintan oo dhameystiran noo soo diray

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here