Mid ka mid ah shacabka ku nool ismaamul goboleedka Wajeer ayaa dowladda ismamaulkaasi ku dhaliilay in aysan wax hormar ah sameyn mudadi ay shaqaynayse

Waxaa uu sido kale sheegay in dhalainyarada ismamaulka Wajeer ay shaqo la’aan yihiin shaqadoodana la siiyay dad aanan u qalmin.

Bilooyiinkii la soo dhaafay ismamaulka Wajeer ayaa waxaa ka jiray isqabqabsi siyaasadeed taasi oo la sheegay in ay wiiqday hormarka ismamaulkaasi.
Si kastaba ahate is-qabqabsigaasi siyaasadeed ayaa hadda xal laga gaaray kadib markii ay soo dhamaadeen kuraasti la isku hayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here