Mid ka mid ah xoghayayaashii BBI oo danjire loo magacaabay

Iyadoo gudaha wadanka laga hadal hayo soo bandhigidda warbixinta guddiga dib u heshiisiinta iyo mideynta ee BBI ayuu madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta xil cusub u magacaabay Ambasadoor Martin Kimani.
Mas’uulkan ayaa ka mid ahaa xoghayayaasha guddiga BBI.
Waxaa uu noqonayaa wakiilka joogtada ee Kenya u qaabilsan qaramada midoobay.
Raila Odinga, madaxa xisbiga mucaaradka ee ODM ayaa horay u sheegay in isaga iyo Mr. Kenyatta dhawaan loo soo gudbin doono warbixinta si Kenyaanka loola wadaago.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here