Mid ka mid kalkaliyaasha ismaamulka Homa Bay oo coronavirus u dhimatay.

Marian Awuor Adumbo, oo aheyd kalkaliso ka howlgaasho isbitalka Rachuonyo ee ismamulka Homa Bay ayaa geeriyootay kadib marku ku dhacay cudurka safmarka ee COVID19 waxeey haweyneydaan oo aay da’adeeda tahay 32 jir ku geeriyootay isbitalka countiga kisii oo aay ku sugneyd.
Sida aay sheegen uruurka kalkaaliyaasha dalka ee KNUN kalkaalisada aya la geeyaay isbitalka Homa Boy ayaado daremeyso qandho, haweeyneydan oo uur laheyda aya laga helay cudurka covid 19.
Xalada kalkalisada aya sii xumatay waxana loo warejiyaay isbatalka degganka kisii halkaas oo baaritano dheraad ah loogu sameeyaay waxaana dhamaan baritanaada kaaso baxay in aay cudurka qaabto.
Ms. Awuor aya umushay wiil iyaado xaladeeda cafimad aay tahay mid adag waxeeyna xiligaas ku jirtay agaabka sare u qadida nefsiga.
Kalkalisada geeriyootay aya waxa la sheegay in xaladeeda aay si xumaneysay mar ba marka ka daneeysa waxeeyna geeriyootay 4tii galabnimo e shalay iyaado ka tagtay dhalan toobbaad jir ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here