Midowga musharaxiinta isbeddel doonka Jubbaland oo war cusub soo saaray

Midowga isbadal-doonka dowlad goboleedka soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa sheegay in aysan wax kulan ah la qaadan doonin guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka kaasoo dhawaan qoraal uu soo saaray ku codsaday in ay kulan la qaataan murashixiinta u taagan xilka madaxtinimada Jubbaland.
Ismaaciil Bashiir Warsame ayaa qodobkan oo faahfaahsan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here