Mike Pompeo oo gaaray Sacuudiga

Xogahayaha arrimaha dibada ee Maryakanka Mike Pompeo ayaa garay magalada Jeddah asaga oo hadafkiisu yahya inuu isku xiro saaxibadiisa xili xaalada Iran ay isku cakirantahay.
Boqorka Sacuudiga ayaa markii uu salaamay Pompeo waxa uu sheegay inuu yahay Saaxibka wanagsan ee Scuudiga.

Xoghayaha ayaa ka dib waxa uu la kulmi doona dhaxal sugaha Sacduuiga Maxamad Bin Salmaan ka hor inta uusan u duulin isutagga imaaradka carabta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here