Mike Sonko oo eedeyn u jeediyay maamulka NMS

Barasaabka ismaamulka Nairobi Mike Sonko ayaa soo jeediyay in maamulka loo xilsaaray bixinta adeegyada caasimadda dalka ee NMS uu hoos tago dowladda hoose ee Nairobi.
Sonko ayaa maamulkan oo uu hoggaamiyo Maxamad Badi ku dhaliilay maamul xumo.
Sonko oo ka soo hormuuqday guddiga xisabaadka iyo maalgashiga ee aqalka sare ayaa xusay in NMS aynan dastuurka ku shaqeyn.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay inay jiraan shuruuc dastuuri ah oo uu maamulku baal maray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here