Milatariga Koonfur Afrika oo lagu amray inuu ku sii sugnaado Cape Town

Ciidamada qalabka sida ee dowladda Koonfur Afrika ayaa lagu amray inay muddo saddex bilood oo dheeraad ah ay ka sii howlgalaan magaalada Cape Town.
Qeybo ka mid ah magaaladaasi ayaa horay looga soo tabiyay rabshado ay saameyn ka dhalatay.
Bishii hore ayay ahayd markii dalka Koonfur Afrika laga soo tabiyay weeraro ajnabi naceyb ku saleysan oo sababay dilal gaaraya ugu yaraan 12 iyo boob hantiyeed.
Tan iyo xilligaasi ciidamada Milatariga ayaa taageerayay booliska ku sugan deegaanada falalkan inta badan ay saameeyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here