Militariga Australia oo fulinaya amarrada lagu xakameynayo Coronavirus

Maamulka gobolka Victoria ee dalka Australia ayaa sheegay in la adeegsanaya ciidamada militariga si ay u fuliyaan amarrada dowladda wadankaas ay ku xakameynayso faafidda cudurka COVID19.
Waxaa arrinkan loo xilsaaray ilaa 500 oo sarkaal oo militari ah.
Sido kale cid kasta oo aan u hoggaansamin amarrada sida kala fogaanshaha , qaadashada afxirka iyo tallaabooyinka kale waxaa la saarayaa ganaax lacageed oo dhan 14,250 oo doolar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here