Militariga Nigeria oo dilay 343 dagaalyahan oo ka mid ah Boko Xaram

Ugu yaraan 343 ka tirsan dagaalyahanadda Boko Xaraam ayaa lagu dilay hawl gal ay sameeyeen militiriga dalka Nigeria 6 isbuuc gudahooda sida ay shaacisay xaruunta difaaca ee dalkaasi.
Hawl galadan ayaa waxaa laga fuliyay gobolka Waqooyi ee Nigeria.
Waxaa lagu dilay xubnaha ugu sarreeya kooxda intii u dhaxeeysay 18-kii bishii Maarso iyo May 5-teedii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here