Militariga Shiinaha oo hawlgalo bilaabaya

FILE - In this file photo taken Thursday, Sept. 3, 2015, Chinese 155mm self-propelled howitzers take part in a parade commemorating the 70th anniversary of Japan's surrender during World War II held in front of Tiananmen Gate in Beijing. Double digit annual percentage increases in China’s defense budget have been fueling a top-to-bottom modernization drive that has brought in new equipment and vast improvements in living conditions for the People’s Liberation Army’s 2.3 million members. (AP Photo/Ng Han Guan, File)

Militariga Shiinaha ayaa bilaabay dhaqdhaqaaq ciidan ee Hong Kong waxaana laga cabsi qabaa in shacabka Hong Kong ay maanta dhigaan dibadbaxyo xoogan.
Warbaahinta dowladda shiinaha ayaa sheegtay in Militiriga Shiinaha ay sameynayaan dhaqdhaqaaq ciidan.
Shiinaha ayaa sheegay inaysan daawan dooniin rabshahadaha ka socda Hong Kong.
Hong Kong ayaa bilihii la soo dhaafay waxaa ka socday dibadbaxyo rabshado wata oo ay shacabka reer Hong Kong ugu difaacanayaan madaxbanaanidooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here