Militiriga Sudan oo xiray 7 qof oo lagu eedeeyay inay dad dileen

Ciidamada Militariga Suudaan ayaa waxay sheegeen in la xiray dad lala xiriirinayo dilkii loo geystay ardeydii ka qeybqaadanayay dibadbaxyadii ka dhacday magaalada Al Cubeyd ee waqooyiga Sudan.
Ciidamada aya sheegay in 7 qof loo xiray falkaasi
Warbaahinta dowladda oo soo xiganeyso militariga ayaa sheegtay in raggii rasaasta ku furay dibadbaxyaasha ay ahaayeen warddiyeyaasha Bangi ku yaalla dalka Sudaan.
Dadkani loo qabtay toogashada banaanbaxayaasha aya ala soo taagi doona maxkmadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here