Moses Kuria oo ugu baaqay Raila iyo Ruto inay iska daayaan weerarka shakhsiyeed

Xildhibanka deeganka Konfurta Gatundu Moses Kuria ayaa ugu yeeray madaxweyna ku xigeenka William Ruto iyo Hoggamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga inay ka tagaan weerarka shakhsiyeeed ee ay isku haayan.
Waxa uu sheegay in isfahanwaaga u dhaxeeya labada hoggamiye ay tahay sababta dhalineysa inay xiisada siyasadeed ee dalka ay kor u kacdo.
Kuria ayaa xusay in saboolnimada ay sare u kacday, halka hoggamiyaashana aysan u heynin xal waara.
Kuria iyo hoggamiyaal kale oo qayb ka ah kooxda isku magacaawday Wanjiku ayaa ku sungaa magalada Gilgil.
Kuria ayaa sheegay in kooxdiisa ay kaliya diirada saarayaan hannankii lagu midayn laha shacabka Kenyanka iyo sidii xal loogu heli laha caqabadaha dhaqalaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here