Mudaaharaad ka dhacay magaalada Madogashe ee deegaanka Lagdera

Magaalada Madogashe ee ismaamulka Garissa ayaa waxaa ka dhacay dibadbax looga cabanayo inaan weli la bixin lacago magdhow ah oo loo ballanqaaday dad goobo ganacsi laga dumiyay xilli waddo la dhisayay.
Maxamad Mooge aya faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here