DHAGEYSO:Mudanaha deegaanka Dadaab oo ku baaqay in tirakoobka qaran laga qeyb qaato

Xildhibaanka deegaanka Dadaab Dr. Maxamad Daahiye Ducaale ayaa shacabka ismaamulka Garissa, siyaasinta iyo madaxda dowlad deegaankaais ugu baaqay in laga wada qeeyb qaato tirakoobka guud ee nagu soo aaddan
Maxamad Baaruud Xussen ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here