DHAGEYSO:Mulkiilayaasha dugsiyada gaarka ah oo ay saameyn ka soo gaartay COVID19

Dib u dhigista furitaanka dugsiyada ee ay dowladda ku dhawaaqday ee ilaa sannadka dambe ayaa saamayn culus ku sii yeelanaysa mulkiilayaasha xarumaha waxbarashada ee sida gaarka ah loo leeyahay oo bilooyankan la daalaa dhacaayay dhaqaale xuma maadaama dugsiyada ay xirnayeen tan iyo bartamihii bishii saddexaad ee sannadkan.
Cabdisamad Muxumad Cabdi ayaa warbixintan ku eegaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here