munaasabada 1da luuliya oo laga xusay dagmada balad xaawo

Munaasabad lagu xusayay 1da luuliyo 59 guuradii kaso wareegtay markii gobolada koonfureed ay xuriyadooda ka qaateen gumeystihii talyaaniga iyo midowgii waqooyi iyo koonfur ayaa lagu qabtay Degmada beledxaawo ee gobalka gedo .
Warkan oo dhamaystran waxaa noo soo diray wariyaheen Moahamuud Maxamed Sheikh Lafagari

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here