Munaasabada Kowda Luulyo oo Sweden lagu qabtay.

Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Sweden ayaa Caasimada wadankaas waxay ku qabteen Munaasabad ay ku weynaynayeen maalinka Xoriyada iyo midowgii Gobolada Waqooyinka iyo koonfurta dalka Soomaaliya.
Sidoo kale waxay Sameeyeen kulan Ciyaareed ay ku maamuusayeen Munaasabada kowda Luulyo oo ay ka qayb qaadanayeen da’yar Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here