Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Sharci darada ku jooga Sacuudiga oo waqti loo qabtay.

Dowlada Sacuudig ayaa soo saartay amar ku socda dadka Soomaalida ah ee qaabka sharci darada ah dalkaas ku jooga.
Muwaadiniinta Soomaaliyeed eek u Nool dalkaas Sacuudiga ayaa laga dalbaday inay mudo labo Bilood ah uga baxaan wadankaasi.
Siihayaha Safaarada Soomaaliya ee dalka Sacuudiga Saalim Macow Xaaji in dadaalo dheeraad ah oo ay Safaarada Soomaaliya Bixisay kadib lagu guulaystay in dadka Soomaalida ah ee wadankaas sharcid arada ku jooga loo qabto mudo labo bilood ah ayadoo sidoo kalena laga cafiyay kuwa uu sheegay in daymo badan lagu leeyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here