Mwai Kibaki oo la beeniyay inuu xanuunsan yahay

Xoghayaha gaarka ah ee madaxweynihii hore ee wadanka Mwai Kibaki u qaabilsan dhanka saxaafadda ,Ngari Gituku ayaa beeniyay warar la faafiyay oo ah in hoggaamiyihii hore ee dalka isbitaal la dhigay.
Mr .Gituku ayaa arrin la xariirta caafimaadka oo iska caadi ah ku tilmaamay booqasho Mr. Kibaki uu isniintii ku tagay isbitaalka Nairobi.
Waxaa uu xoghayaha sheegay in taasi aynan ahayn arrin walaac ku beeri karto shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here