Nabadoon ka hadlay dhismaha Galmudug

Sida ku cad habraaca ay soo saareen guddiga dhismaha maamulka Galmudug ee dowladda federaalka soomaaliya waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28 -ka ugu dambeysaa muddada loo qabtay hubinta iyo xareeynta odayaasha dhaqanka ee leh saxiixa maamul dhisidda Galmudug.
Odayaasha degmada Guriceel ee ka mid ka ah saxiixayaasha maamulka Galmudug ayaa dib u dhac uu ku jiraa waxaana nabadoon Maxamed Aadan oo u warramay wariyahayaga Cubeyd Xassan Maxamuud aan weydiinay sababta keentay in aysan weli dhankooda xaroon waxaana uu ku jawaabay .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here