New Zealand oo laga xaqiijiyay 12 kiisas cusub oo corona

Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka ee dalka New Zealand Ashley Bloomfield ayaa sheegay inay diiwaangeliyeen xaalado cusub oo ah kuwa fayraska corona oo dhan 12.
Waxaa uu sheegay inay hadda wadaan baaritaano dheeraad oo arrinkan ku aaddan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here