New Zealand oo sheegaysa inuu ka dhammaaday coronavirus

Wasaaradda caafimaadka ee dalka New Zealand ayaa shaacisay in halkaas uunan hadda ka jirin fayraska corona.
Dalkan ayaa ka mid ahaa wadamada caalamka ee soo saaray xayiraadii ugu adkeyd ee dhanka isku socodka ah.
Xaaladii ugu dambeysay ee corona ee New Zealand waxaa la xaqiijiyay 22-kii bishii shanaad ee sannadkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here