Nin canugiisa oo 5 sano jir ah u dilay 200 oo shillin

Booliska  ismaamulka  Kirinyaga ayaa raadinaya nin 36 jir ah oo lagu eedeeyay inuu dilay wiilkiisii ​​oo 5-jir ahaa .

Sababtii uu canugiisa u dilay ayaa ahayd markii uu tukaan u diray isagoona u dhiibay 200 oo shiilin balse canuga yar ayaa dilka ku mutaystay markii uu aabihiisa u soo celin waayay lacagtii baaqiga ahayd ama lacagtii ka soo hartay tukaanka.

Sido kale aabaha ayaa madaxa ka dhaawacay gabdhiisa iyadoona loo qaaday isbitaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here