Nin dhaawac daran ugeystay askari ka tirsan ciidamada kaymaha

Nin da’adiisu tahay dhex dhexaad ayaa looga shikinsanyahay in uu dhawaac aad udaran ugeystay sarkaal katirsan ciidamada adeega kaymaha ee (KFS) kadib markii uu ku togtay fallaadh.
Sarkaalka la dhaawacay ayaa lagu magacaaba Victor Mwenda.
Joel Kipyego oo loo yaqaan Chuck Norri ayaa iska fogeeyay in arrintaan uu geystay iyadoona dhacdaani ee dhacday 4-tii bishaan waxyna ka dhacday deegaanka kipchoge ee hoos timaada ismaamulka Narok.
Qoyska ninkaan ayaa codsaday in damiin lagu siidaayo wiilkooda balse garsooraha maxkamadda Narok ayaa diiday codsigaasi isagoona sheegay in xabsiga lagu sii haayo 3 maalmood oo dheeri si booliska ee baaritaan dheeraad u sameeyaan.
Kiiska ninkaan ayaa la dhageysan doona 1-da bisha Noofeembar ee sanaadkaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here