Nin lagu eedeeyay in uu ka ganacsado daroogada oo loo magacaabay wasiir dalka Venezuela

Madaxweeynaha dalka Venezuela Nicolas Maduro ayaa wasiirka saliida u magacaabay nin lagu eedeeyay in uu ka ganacsado daroogada.
Tareck El Aisaami ayaa Mareykanka ku eedeeyay in uu jabiyay cunaqabateyn la saaray isla markaana uu dhoofiyay daroogo.
Xukuumadda madaxweyne Donald Trump ayaa ku baaqday in la siin doono 10 milyan oo doolar cidii soo sheegta ama gacan ka geeysata xarigiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here