Nin lagu xukumay xabsi daa’in ka dib markii uu walaashiisa oo 6 sano jir ah ku faraxumeeyay Koonfurta Kuresoi, ismaamulka Nakuru

Nin da ’dhexaad ah ayaa Arbacada manata lagu xukumay xabsi daa’in ka dib markii lagu helay dambi ah inuu u galmooday walaashiis oo lix jir ah tuulada Bararget ee Koonfurta Kuresoi, ismaamulka Nakuru.
Garsooraha Degmadda maxkamada Molo Emmanuel Soita, ayaa sheegay in eedaysanaha; oo lagu magacabao Wesley Langat, lagu soo oogay dacwad ah inuu faraxumeeyay gabadh yar.
Eedeysanaha ayaa qirtay dambigii lagu soo oogay.
Waxaa sido kale lagu helay ka dib markii uu gabadha yar kula kacay fal xun inuu ugu hanjabay inuu dili doono hadii ay dad kale ogaysiiso sida waalidiinteeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here