Nin mindi ku hubeysan oo askar ku dilay magaalada Paris

Nin mindi ku hubeysan ayaa afar askari kudilay xarunta dhexe booliska ee magaalada Paris, ee dalka Faransiiska.
Telefishanka Faransiiska ee BFMTV ayaa sheegay in saraakiishi ay ahaayeen saddex nin iyo hal haween ah.
Ninkaan ayaa la sheegay in uu ka shaqeenaayay dhismaha isagoona isla goobta ee booliksa ku togteen.
Dhacdadan aya dacday abaaro saacadu markii ehed 1-dii duhurnimo ee waqtiga dalkaasi.
Goobta uu weerarka ka dhacay oo lagu magacaabo île de la Cité ayaa la xiray.
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron iyo wasiirka arrimaha gudaha Christophe Castaner ayaa gaaray goobta ay dhacdadani ka dhacday.
Weli macada ujeedada weerarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here