Ninka ugu gaaban aduunka oo geeriyooday

Ninka ugu gaaban dunida ayaa lagu soow aramayaa inuu geeriyooday.
Ninkan oo lagu magacaaba Khagendra Thapa Magar oo ka soo jeeda degmada Baglung ee dalka Nepal ayaa ku dhintay da’da 27 sano.
Qoyskiisa ayaa xaqiijiyiin inuu u geeriyooday xanuunka pneumonia.
Sanadkii 2010-kii ayay ahayd markii loo aqoonsaday inuu yahay ninka ugu gaaban aduunga isagoona lagu diray diiwaanga Guinness World Records.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here