Ninkii xujayda lacagta badan ka dhacay oo gacanta lagu soo dhigay

Ciidamada dambi baarista ee dalka ayaa gacanta ku dhigtay Nur Hassan Abdi oo macalin dugsi ahaa kaasi oo lagu eedeeyay inuu lacag 7 milyan ah ka dhacay sanadkii hore xujay Soomaliyeed oo doonaysay inay soo gutaan waajibaadka xajka.
Baarayaal ka tirsan DCI-da ayaa sheegay in ninkan ay ka soo qabtay Dhoobley ee dalka Soomalia.
Ciidamada ayaa ku raadjoogay Nur Hassan Abdi tan iyo markii uu xujayda lacagta kala goostay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here