Nolosha dadka shilalka ku dhintay oo maanta la xusayo

Kenya ayaa ka mid ah wadamada caalamka ee maanta laga xusayo dabbaaldegga lagu xasuusto nolosha dadka shilalka ku dhintay.
Maalinkan ayaa guud ahaan dunida sannad kasta looga dabbaaldegaa 17-ka bisha 11-aad.
Xuska lagu qabanayo gudaha wadanka ayaa ka dhacay ismaamulka Machakos .
Maamulka qaran ee gaadiidka iyo badqabka dhanka waddooyinka ee NTSA ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in waaxda qaran ee adeegga booliska iyo wasaaradda arrimaha gudaha ay dabbaaldeggan kaalin weyn ka qaadanayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here