Nuxurka khudbadii madaxweyne Kenyatta

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa maanta la hadlay qaranka waxyaabaha uu ka hadlay waxaa ugu muhiim sanaa
: Bandowga habeenkii ayaa lagu daray muddo 60 cisho ah wuxuuna bilaaban doona 11-ka habeenimo wuxuuna ku egyahay 4-ta aroornimo. Bandowga ayaa markii hore bilaabman jiray 9-ka fiidnimo.
:Madaxweynaha oo ka hadlay xilliga dib loo furayo iskuulada ayaa yiri “ nolosha iyo caafimaadka caruurteena maaha wax laga dooda,marka goobaha waxbarashada waxaa kaliya oo la furaya marka aan si buuxda u xaqiijino badqabka caruurteena”.
: Baararka ayaa dib loo furay waxaana sido kale la xiri doonaa 10-ka fiidnimo.
: Maqaaxyadaha ayaa furnaan doonaa ila iyo 10-ka habeenimo.
: Sido kale dadka ka qeeyb galaya aroosyada, xafladaha iyo aaska ayaa loo ogolyahay ila iyo 200 qof xili markii hore ay ahayd 100 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here