Pakistan oo hakisay Tareenadii u baxaye Hindiya

Dalka Pakistan ayaa maanta waxay sheegtay inay hakineyso adegyada Tareenka oo isku xiriirnaye dalka Hindiya xili ay xiriirka uu bariga dhexe yahay.
Waaiirkada Tareenada Sheikh Rasheed ayaa sheegay inay xireen khadka tareenka, Tarenkan ayaa isug kala goshi jiray Magalada Lahore ee dalka Pakistan ila caasimada Hindiya ee New Delhi.
Wasiirka ayaa waxa u usheegay in inta uu yahay wasiirka Tarenada aysan suroowweyin in Tarenka loo yaqano Samjhauta uusan shaqaynayn..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here