Poland oo laga xaqiijiyay ku dhawaad 60 ah dhimashada COVID19

Wararka naga soo gaaraya dalka Poland ayaa sheegaya in hal maalin gudaheed halkaas laga diiwaangeliyay 58 dhimasho ah oo ka dhalatay cudurka Covid19.
Waxaa dhanka kale la xaqiijiyay 2,236 oo ah xaaladaha cusub ee coronavirus.
Poland oo ay ku noolyihiin ilaa 38 milyan oo qof ayaa ilaa iyo hadda lagu arkay 104,316 kiis oo caabuqa ah iyo dhimasho dhan 2,717.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here