Qaar ka mid ah culimada iyo waxgaradka Mandera oo ka tacsiyeeyay geerida sheekh Cabdicasiis

Qaar ka mid ah culimada iyo waxgaradka ismaamulka Mandera ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Sheekh Cabdicasiis Xaaji Cumar oo ka mid ahaa culimaaudddiinka soomaaliyeed oo ku geeriyooday magaalada Nairobi.
Waxay shegeen inay murugada la qeybsanayaan qoyskiisa iyo ehelka uu ka baxay .

Waxaa tacsi tani la mid ah diraya maamulka iyo shaqaalaha idaacadda Star FM, waxaan leenahay sheekha Alle ha u naxariisto intii uu ka tagayna samir ha ugu deeqo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here