Qaar ka mid ah xaafadaha Garissa oo ay biyo la’aan ka jirto

Shacabka ku nool xaafadaha deegaanka hoose ee waaberi ee ismaamulka Garissa ayaa ka cabanaya biyo la’aan baahsan waxayna baaq u direen shirkadda biyaha ee GAWASCO
Maxamad Mooge ayaa warkan oo dhamaystiran noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here