Qadar oo 3Bilyan oo Doolar ku maalgalin rabto dalka Pakistan

Qadar ayaa waxay sheegtay in 3 Bilyan oo doolar oo maalgalin ah ay ku bixineyso dalka Pakistan,Sida ay xaqiijisay wakaalada wararka qadar ee QNA.
Sida ay sheegtay wakaalda QNA iyada oo soo xiganeyso wasiirka arrimaha dibada Qadar Sheikh Mohammed Bin Abdulrahman Al Thani,Maalgashigan ka dib xiriirka dhaqalaaha ee u dhaxeeya Qadar iyo Pakistan waxa uu gaari doona 9-Bilyan oo doolar.
Tani ayaa timid ka dib markii uu Amiirki Qadar safar ku tagay Pakistan, Ra’isul Wasare Imran Khan ayaa la daala dhacaya amah ay ka qaateen wadamada bariga dhexe iyo kuwa caalmka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here