Qadar oo guul ku tilmaameysa wada hadalada Afghan

67

Warbixijn ka soo baxday wasaarada arrimaha dibada ayaa sheegay in guul laga gaaray wada hadalka Afghan ee lagu qabtay todobadkan magalada Doha.
Mutlaq bin Majid Al Qahtan, Wasiirka arrimaha dibada Qadar ayaa xusay in talaabooyinka ugu horeeya ee nabada la qaaday.
Wada hadalka laba maalmood socday oo ay ka soo qayb galeen eragada Afghan iyo Taliban ayaa lagu qabtay Doha,Waxana labada dhinac ay ugu yeerayaan in la yareeyo shacabka ku waxyeeloobayo dagaalada.
Wada hadalkan oo ay maal galiyeen dalalka Qadar iyo Jarmarlka ayaa u dhaxeeya siyasiyinta Afghan, ururada bulshada, haweeenka iyo kooxda Taliban ayaa loo arka inay tahay wadada toosan ee nabad laga hergalin karo Dalka Afgahnistan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here