Qarax ka dhacay saldhig ciidan oo ku yaalla Ruushka

Qarax ka dhacay saldhig ciidan oo ku yaalla waqooyiga Ruushka ayaa la sheegay iney ku dhinteen laba qof lix kalana ay ku dhaawacmeen.
Dadka qaraxaasi ku waxyeelloobay ayaa ah khubaro rayad ah iyo lix qof oo kale oo ciidan iyo rayadba isugu jira.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here