Qaraxyo ka dhacay imaaraadka oo khasaare gaystay

Wararka naga soo gaaraya isku tagga imaaraadka carabta ayaa sheegaya in hal qof uu dhintay halka tiro kale oo dhowr ahna ay dhaawacmeen kaddib labo qarax oo ka dhacay maqaaxiyo
Dhacdooyinkan ayaa laga soo kala tabiyay magaalooyinka Abu Dhabi iyo Dubai sida laga soo xigtay booliska.
Waxay wararku intaa ku darayaan in saaka mid ka mid ah haamaha shidaalka ee maqaaxi ku taalla Dubai ay qaraxday halkaas oo uu hal qof ku dhintay.
Dhacdada kale ee magaalada Abu Dhabi ayaa saameysay mid ka mid ah xarumaha KFC ee wadada Rashiid bin Saciid ee magaladaas.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here