Qaraxyo ka dhacay magaalada Baqdaad

Sarkaal ka tirsan ciidamada milatariga ee Maraykanka ayaa warbaahinta u sheegay in qaraxyo lala eegtay saldhigga isbeheysiga milatari ee xukuumadda Washington eek u yaalla magaalada Baqdaad, dalka Ciraaq.
Dhacdooyinkan ayaa la soo tabiyay aroornimadii hore ee maanta.
Hasa ahaate weli ma cadda khasaaraha rasmiga ee falalkaas ka dhashay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here