Qatar oo xayiraadda fududaynaysa

Dowladda Qatar ayaa lagu wadaa inay 1-da bisha toddobaad ee sannadkan qaado xayiraado dheeraad ah oo horay loo soo saaray si loo xakameeyo faafitaanka coronavirus.
Waxaa si xaddidan loo furaya goobo ay ka mid yihiin maqaayadaha iyo baakinadda baabuurta la dhigto.
Guddiga ugu sarreeya ee qaabilsan maareynta musiibooyinka ee dalkaas ayaa sheegay in la oggolaan doono isku imaatinka dadweynaha ee aan ka badneyn 5 qof.
Sido kale shaqaalaha xafiisyada ayaa boqolkiiba 50 shaqeyn doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here