Qaxooti badan oo gaaray dalka Guatamela

Ugu yaraan 2,200 oo qof ayaa galay dalka Guatemala iyagoo qayb ka ah safarkii degdegga ahaa ee uu Mareykanku ku tegay wadanka Honduras.
Muhaajiriintan oo gaaray xuduuda Maraykanka aya alagu amray inay u sii gudbaan dhanka dalka Guatamela.
Madaxweyne Trump ayaa horay u amary in la xakameeyo soo galootiga sharci darada ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here