Qaxooti soomaaliyeed oo horumarka dhanka ganacsiga ah ka sameeysay Dadaab

Qaar ka mid ah bulshada ku nool xeryaha qaxootiga Dadaab ayaa gaaray horumar dhanka nolasha iyo dhaqaalaha ah waxaana jiro ganacsiyo ballaaran oo ay sameyeen in kastoo dadkan aynan waxbo haysan markii ay xeryaha soo galayeen sida uu ku soo warramayo Maxamad Baaruud Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here