Qaxootiga ku sugan ee Dadaab eek a soo jeeda Itobia oo doonaya inay dib dalkooda ugu laabtaan

Waxaa markii ugu horaysay wadankoodi dib loogu celinaya qaxotiga ka soo jeeda wadanka Ethopia kadib isbadalkii wadankaas ka dhacay oo kenay in xaladu sidii hore iska badasho .
Qaxootiga ka soo jeeda dalkaas ee ku soo qaxay xeryaha qaxotiga ee Dadaab ayaa hada ku dhiiraday in ay isku diwaan galiyaan dib ulabasho si iskaa ah
Waa markii ugu horaysa taariikhda oo dadka kasoo qaxay gobolka Somali Stae ay isku diwaan galiyaan dib u celin .
Dahir Mohamed Ali oo ah gudoomiyaha bulshada kasoo jeeda Itoobiya ayaa warbahinta Star Uga warmay habka dib ulabashada ah ee ay
go ‘aan sadeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here