Qiimaha guurka IFO ee la dhimay oo siyaabo kala duwan looga hadlay

Bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa muujiyay dareenkooda ku aaddan go’aan dhawaan lagu yareeyay qarashaadka ku baxa guurka ee xerada qaxootiga ee IFO.
Qaar ka mid ah ragga gaar ahaan dhalinyarada ayaa arrinkan soo dhaweeyay halka dumarka aynan la dhacsaneyn.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo dhameystiran Dadaab nooga soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here