QISO XANUUN BADAN

qisadani waxa ay ku dhacday wiil soomaaliyeyd o ku nool wadanka kenya gar ahan magaalada Garisa magaciisa ku sheegay ibrahim sharif kana mid ah dhalinta page kan ku xiran. Ibrahim Dhibkan waxa uu ku dhacday tariikhdu markay ahayd bishii 2aad ee sanadkii 2009 soona gadhay bishi 1aad ee sanadka cusub. dhibanahan aya waxa u ka dalbanaya dhalinta pageka ku xiran inay siiyan tallo. Dhacdaduna waxay u dhacday sida tan.
Waa malinnimo arbaco ah bishi 2aad e sanadkii 2009 amin galab ah ayan magalada isku soo racnay aniga iyo wiil sxbkey. Ah o layiraahdo c/rizaq magalada markan hawlaheenni kasoo dhameysanay ayuu iyiri sxb. So bax ila mar cid habaryartey ay ledahay kadiba. Wan.ka yeellay oo nimid gurigi uusheegaye
cida dad badan ayaa ku nola anu dadna kama garaneyn an ka ahayn sxbkeygi i kenay guriga
fatima wa gabar rerka kamid wayna salantay. Oo nasoo dhaweeysay waliba si heer sare ah wan ka qadnay kadib wan iska so baxnay anu war mog ayanba ahaye gabadhu wayba i cashaqday. Oo aragtidii koowaadba ijamattay l
ugu danbeyn waxay isodirtay wilki sxbkey aha ee c/rizaq isagana wu ii imaday oo iga war bixiyay xalku su yahay aniga waligeey naag maan shukansan inan jacayl uqadana warkis daa wayo da.deydu waxayba ahayd 16 wan yabay wanku diday lakin argo badan kadib wan aqbalay mar un inan la kulmo haben ayuu i kaxeyay c/rizaq waxu i geyay isla gurigii casArkii anu tageynay albaabka ayaan garaacnay waxA naga furrAy fatima qudheda kadib waxaAn tagnay qolki fadhiga kadib wu iskan baray
Oo wuxu yiri ibrahim soo dhawow wa. Tan fatima. Faatima adna abyo waakan wilkii ibrahim ahaa
kadib wu naga baxay o isku kAn dhafay ani iyo fatima
kadib isoo bandhigtay jacaylkedda diidmo iyo muran ayaan kala hortagay. Lkn waxaan maqli jiray
hawenka alla naguma soo jeediyo nalagamakare alla nagama jeediyo nalaguma karee waxbo yanan warka kugu dhereynin fatimma.iyo ani habenkaas waxan ku heshinay xirir jacayl. Inaan bilaawno
Kadib xirirkeenii wuxuu socdaba. Wuxu garAy xilli u midba midka kAle laantii hal diqiiqo u moganaan waayo Anako ul iyo dirkeed ah ayaa waxaa imadaay wiil aay qarabo ahayeen fatima. Wilkas oo usheegay in uu uqqaadi doono wadanka ingriska halkaas oo ay ka bilaawi doonto waxbarasho heer jamacadeed way iishegtayruntii aad ayaan ooga naxay ayida qudheda raali kamaaysan ahayn balse ugu danbeyntii waxaan isku afgarannay inaay iska baxdo oo aay ingriska aaddo. Midkayagaba uu dhankiissa kA adkeeyo jacaylka inaga dhexeeyo
Waay baxday kadib xiriirkeeni wuxuu ka socon jiray internetka waxaan saas ahannaba waxay igu tiri haben habeenada kamid layn ayaan ku sameyni oo uk ayaan ku keenni oo isku meel ayaan ku nolaneynaa lakin nasiib xumo way suuro gali weysay kadib waxaan ku heshinnay inaan soo tahriibo kadib tahriib ayaan galaywaxa laygu qabtay liibiya halkaas oo an ku xirna mudo dhawr bilood ah oo an ku rafaadday xabsigii
anuu waxan sitay baasaboor kenyan ah waxaa laygu soo celiyay dalka kenya.
Markaan imaaday Waan raadiyay fatima waan ka wyay dhamaan talefonnadii aan kaxiriri jirnay iyo i cinwankedi o an dhawr msg ureebay kadib bishii kowad e sanadkii 2012 ayaa warqad isoo dhacday una qorneyd sida tan
Asc wall ibrahim iga raali noqo wixii dhacAywaxay ahayeen wax qadarnaa calafka ayaa nakala kexeeyay haddan ku khayanay iga raali noqo hada waxan ahay xaas oo markaan ku wayay ayaan iska aroostay
Runtii waan qaracmay oo an garan wayay mesha layga jiroy gawadhi darteed aan tahriib ugalay oo xabsi iyo dhibata umaray oo manta iiga baxday waxbo yanan war kugu daalinin ugu danbeyn waan iska samray bishii tobnaad ee isla sanadkii tagayee 2012 Ayaay isoo wacday oo aay igu oysay oo ay qomameysay.
Laakin waan ku gacan seeyray kuna iri kuma rawo telkeyga iidda iyo erayo lamid ah lakin hadana waxaay isoo dirtay saaxibey
c/rizaaq. oo ogaa dhamaan wixii dhacay wuxuuna iga codsanayaa marlawaad inaan fatima xiriir la bilaawo ee ila taliya gawadhaas xiriirkii lama cusbooneysiyaa maadaama aay. Aay ka qoomameeyneeso khaladkii aay iga gashay ama maadama aaymar i qayaantay bataatan waan iskaxiraa xiriirkeeda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here