QM oo amartay in la baaro xadgudubyada Liibiya

Jimciiyadda qurumaha ka dhexeysa ayaa amar ku bixisay in la baaro xadgudubyo ka dhan ah xuquuqul aadanaha oo la sheegay inay ka dhaceen wadanka Liibiya.
Golaha sare ee xuquuqul insaanka ee qaramada midoobay ayaa arrinkan guddi u saaray.
Waxaa guddigan xubno ka ah dacwad oogayaasha maxkamadda caalamiga ee dembiyada dagaalka ee ICC-da.
Tani ayaa timid kaddib markii dhawaan xabaal wadareedyo lagu arkay Liibiya taasoo lagu tilmaamay dembiyo dagaal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here