QM oo Coronavirus ku tilmaantay dhibaatadii ugu darnayd

Xoghayaha guud ee jimciyadda qurumaha ka dhaxaysa Mr. António Guterres ayaa kutilmaamtay caabuqa corona e safmarka in uu yahay dhibaatada oogu xumeeyd e caalamka wajaha tan iyo dagaalkiCoronavirus ee sababo cudurka Covid19 ku tilmaamay dhibaatadii ugu xumayd ee dunida soo marto wixii ka dambeeyay dagaalkii labaad e aduunka wxaaee adduunka.
Tani ayaa ku soo aadaysa iyadoo tirada dadka ee cudurkan ugu dhintay gudaha Maraykanka ay na tira ka sare martay midda laga soo tabiyay Shiinaha.
Sido kale waxaa korortay dhimashada e dalka uk kabadantahy dalka shiinaha iyo dalalka oogu faca weyn qaarada yurub kuwaas o hal maalin walba dhimashada kor usiisocotagudaheed laga soo tabiyay wadamada qaaradda Yurub ee uu xanuunkan sida ba’an u saameeyay.
The US announced someMaraykanka ayaa shalay laga diiwaangeliyay ilaa 800 deaths on Tuesday – bringing the total to more than 3oo kiis oo dhimasho ah tasoo tirada guud ee dadka halkaas ugu dhintay Covid19 ka dhigtay in ka badan 3,700 oo qof halka tirada dadka ee uu cudurkan noloshodu ku galaaftay Shiinaha ay tahay 3,282 .
Dhanka kale Madaxweynayaasha dalalka Maraykanka iyo Ruushka ee ka aha Vladimir Putin iyo Donald Trump oo khadka telefoonka ku wada xiriirray ayaa waxay ka wada hadleen sida loola tacaali karo Coronavirus.
Boqrtooyada UK ayaa soo tabisay in ka badan 25,000 oo ah kiisas la xariira caabuqa corana halka tirada guud e dhimashada dalkaas ay gaartay 1,800
Ila iyo haatan guud ahaan caalamka cudurkan ayaa soo ritay ku dhawaad 860,000 qof
Sidokale dalka Taiwan ayaa ugu deeqeysaa wadamada uu caabuqa sida adag u saameeyay 10 milyan oo waji xir ah ama maaskaro.
Xarunta dalkaas u qaabilsan xakameynta cudurka ayaa sheegtay in hadda Kuuriyada Koonfureed laga xaqiijiyay 9,887 halka in ka badan 5,560 oo qof ay ka soo kabteen ila iyo hadana dhimashadu waxaa ay maraysaa 165 qof

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here