QM oo digniin soo saartay

Children displaced by the war in Syria's Idlib province sit, wearing face masks during a COVID-19 awareness campaign this week in Dana. The World Food Programme warned that people living in displaced-person camps could be "particularly vulnerable" to the pandemic's physical and economic effects.

Jimciyadda qurumaha ka dhaxeysa ayaa sheegtay in cudurka Covid-19 ee dunida ka jiro uu horseedi karo macluul.
Waxay hay’adda hoosta ka xarriiqday inay nolosha 265 milyan oo qof halis ku jirto.
Dhanka kale dowladda Australia ayaa ku dadaalaysa sidii ay taageero caalami ah ugu heli lahayd in baaritaano madax bannaan lagu sameeyo halka uu ka soo billowday caabuqa Coronavirus iyo in hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ay sida haboon uga falcelinayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here